Madaxweyne Farmaajo iyo Rooble oo gaaray Teendhada Afisiyooni iyo Madaxda maamulada oo…

Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isul Wasaaraha Xukuumada xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhaw gaaray teendhada afisiyooni uu ka furmayo shir. Sida aan wararka ku heleyno waxaa sidoo kale teendhada afisiyooni gaaray qaar kale oo kale oo kamid ah madaxda maamulada ee ka qeyb galaya shirka looga hadlayo … Continue reading Madaxweyne Farmaajo iyo Rooble oo gaaray Teendhada Afisiyooni iyo Madaxda maamulada oo…